Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Kenya oo Maxkamad la soo taagay

Labo xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Kenya ayaa maanta kasoo muuqday maxkamad kaddib markii lala xiriiriyay rabshado ka dhacay maamulka Marsabit oo ay horraantii bishan ku dhinteen 14 qof. Xildhibaanada oo kala ah Cali Raaso iyo Chachu Ganya oo kasoo jeedo maamulka Marsabit ee dalka Kenya ayaa la xiray Isniintii. Toddobaadkii lasoo dhaafay wasiirka arrimaha … Continue reading Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka Kenya oo Maxkamad la soo taagay